What Do You Think of How Jesus Overcame Death?

What Do You Think of How Jesus Overcame Death?

What Do You Think of How Jesus Overcame Death?

Sidee baad u aragtaa SIDII UU DHIMASHADA UGA GUULEYSTAY?

Wuu dhintay dad ayaana aasay, cadaawayaashiisiina si kasta ayay isku dayeen si aanu xabaasha uga soo bixin. Dhagax aad u weynayay xabaasha afka ka saareen, xabaasha hareereheedana waxay ku wareejiyeen waardiyeyaal. Shaki kuma jirin inuu dhintay, dadkuna intay samayn kareen ayay sameeyeen si aan xabaasha looga bixin. Laakiin dhimashadii wuu ka sarakacay, wuxuuna isagoo nool is tusay xertiisii, Butros, Maryan iyo 500 oo qof oo kale. Wuu sarakacay siduu isaguba hore u sheegay. Ilaahay ayaa doonayey inuu tuso qof kasta oo adduunka jooga inuu oggolaaday shaqadii Ciise Masiix, dadkaas oo dhammina way arkeen, taabteen, wax la cuneen, waxna la cabeen. Markuu dhimashada ka sarakacay kaddib wuxuu iyaga tusay nabarradii kaga yaallay gacmaha, cagaha iyo dhinaca. Dhimashadu waa cadow weyn, adiga iyo aniguba waa khasab inaynu dhimanaa, goor ay ahaataba. Nebiyadii oo dhammi way dhinteen welina dhimashay ku sugan yihiin, laakiin Ilaah baa ammaan iska leh, Ciise Masiix dhimashada wuu ka guuleystay, maantana waa nool yahay. Wuxuu awoodaa inuu badbaadiyo dhammaan kuwa Ilaah isaga u soo mara, waayo wuxuu u nool yahay inuu iyaga u duceeyo. Ma jiraa nebi kale oo maanta nool ka bacdi dhimashadiisii? Ciise oo keliya ayaa dhimashada ka sara kacay. Isagu waa mid khaas ah oo aan mid la barbardhigi karo lahayn. Mana jiro mid isaga la mid ah dhulka iyo samadaba. 

How do you see it HOW DID HE OVERCOME DEATH?

He died and was buried, and his enemies did their best to keep him in the tomb. A large stone was rolled in front of the tomb, and armed guards surrounded it. There was no doubt that he was dead, and men did their very best to keep him in the grave. But he rose from the dead and appeared to his disciples, to Peter, to Mary, and then to over 500 others. He has risen, just as he said he would. God wanted to show everyone in the world that He had accepted the work of Jesus. All the people had seen, and touched him. They ate and drank with him after his resurrection. He showed them the wounds on his hands, feet, and side. Death is a great enemy, you and I must die, at any time. All the prophets are dead, and remained dead.  Praise God, Jesus Christ overcame and is alive today. He is able to save all those who come to God through him, because he lives to pray for them. Is there another prophet alive today after his death? Jesus alone rose from the dead. He is unique and incomparable. There is no one like him on earth or in heaven.

Sidee Baad u Aragtaa Masiixa?
10
May
Dhalashadiisii Yaabka Lahayd?
10
May
How Did Sin Enter the World?
10
May
Allah Tests Nabi Ibrahim
10
May
Sidee baad u aragtaa DABEECADDIISA?
10
May
What do you think of Jesus' Words?
10
May
Sidee Baad U Aragtaa Magacyadiisa?
11
May
Jesus Has Made The Journey to Allah
11
May
What Do You Think of His Power?
11
May

I usually respond within 48 hours.
Please, don't forget to include your email.

Thank you!
Your message has been received!
Oops!
Something went wrong while sending the message.