Sidee Baad U Aragtaa Magacyadiisa?

Sidee Baad U Aragtaa Magacyadiisa?

Sidee Baad U Aragtaa Magacyadiisa?

Sidee baad u aragtaa MAGACYADIISA?

Nebi kasta wuxuu leeyahay magacyadiisa u gaarka ah oo loogu yeero. Ibraahim waxaa loogu yeeri jiray saaxiibkii Ilaahay (Khaliilu-Allah), Muusena kii Ilaahay la hadlay (Kalimu-Allah). Kuwo kalena waxaa loogu yeeray Ruuxu-Allah, ama Kalimatu-Allah, kaasuna waa Ciise Masiix. Maxamedna wuxuu Quraanku ugu yeeraa Xabiibu-Allah. Haddaba kee baa qofku jecel yahay, ma saaxiibkii (waa xabiib), mise ruuxiisa,niyaddiisa, fekerkiisa, ama erayadiisa, kuwaasoo ah naftiisa? Haddaba bal daacad noqo oo u oggolow in qalbigaagu jawaab bixiyo. Haa, Ciise waxaa loogu yeeray Ruuxu-Allah iyo Kalimatu-Allah. Injiilka waxaan ka akhrinnaa Ilaah oo Ciise ka hadlaya oo leh, "Kanu waa wiilkayga aan jeclahay ee maqla isaga."(Luukos 9:35) Mar labaad baan ku weyddiinayaaye, "kee baa qof jecel yahay, ma wiilkiisa mise saaxiibkiis?" Jawaabtu waa wiilkiisa. Haddaba Ilaahay si uu Ciise uga duwo kuwa kale oo dhan, waxa uu isaga ugu yeeray Wiilkiisa. Muxuu Ilaah ula jeeday taas? Waxaan niraahnaa wiilka wuxuu u eg yahay ama matalaa aabbihii. Markaan Ciise aragno Ilaahna aad baynu u naqaannaa. (Yooxanaa 14:9) Wiil waxa uu istaagi karaa meeshii aabbihiis, kana wakiil noqon karaa, wuuna u hadli karaa aabbihii. Sidani waa sidii Ciise sameeyay markuu dunida joogay. Sababtaas daraaddeed ayaa loogu yeeray Erayga Ilaah. Ilaahay ayaa isaga ka dhex hadlay. (Cibraaniyada 1:3) Magacyadiisu waa khaas, wax la barbardhigi karaana ma jiraan! 

How do you see it HIS NAMES?

Each prophet has his own peculiar title. Abraham was called the friend of God (Khalilu-Allah), and Moses was the one to whom God spoke (Kalimu-Allah). Others are called the Spirit-Allah, or Word-Allah, which is Jesus Christ. Muhammad is called Habib-Allah by the Qur'an. Now whom does a man one most, his friend (Habib) or his spirit, or his mind, thought or word, that is himself? Be honest, let your own heart reply. Yes, Jesus is called the Spirit-God (Ruh Allah) and the Word-God (Kalimat’ullah). In the Gospel we read of God speaking of Jesus, "This is my beloved Son, in whom I am well pleased" (Luke 9:35). The answer is his son. To set Jesus apart from all others, God called him His Son. What did God mean by that? We say that the son resembles or represents the father. When we see Jesus, we also know God very well. (John 14: 9) A son can stand in the place of his father, represent him, and speak for his father. This is what Jesus did when he was in the world. For this reason it is called the Word of God. God spoke through him. (Hebrews 1: 3) His names are unique, and there is no comparison!

Sidee Baad u Aragtaa Masiixa?
10
May
Dhalashadiisii Yaabka Lahayd?
10
May
How Did Sin Enter the World?
10
May
Allah Tests Nabi Ibrahim
10
May
Sidee baad u aragtaa DABEECADDIISA?
10
May
What do you think of Jesus' Words?
10
May
Jesus Has Made The Journey to Allah
11
May
What Do You Think of His Power?
11
May
What Do You Think of How Jesus Overcame Death?
11
May

I usually respond within 48 hours.
Please, don't forget to include your email.

Thank you!
Your message has been received!
Oops!
Something went wrong while sending the message.