Sidee baad u aragtaa DABEECADDIISA?

Sidee baad u aragtaa DABEECADDIISA?

Sidee baad u aragtaa DABEECADDIISA?

Sidee baad u aragtaa DABEECADDIISA?

Wuxuu ahaa kaamil. Weligii ma dembaabin. Weligii khalad ma gelin, weligiina uma baahan inuu dembidhaaf dalbado. Nin kasta oo Ilaahay ka cabsadaa waa inuu dembigiisa qirtaa oo Ilaah dembidhaaf weyddiistaa. Daa‘uud baa sidan sameeyay, Ibraahimna waa sameeyay. Run ahaantii mid ka mid ah nebiyadii ayaa inoo sheegay inuu Ilaahay dembidhaaf weyddiistay 70-jeer maalin kasta. Kitaabka Quduuska ah iyo Quraanka ayaad baari kartaa, waanad ka quusan doontaa haddaad isku daydo inaad ka soo saarto aayad keliya oo Ciise dembidhaaf ku weyddiistay. Uma uu baahan in la cafiyo, waayo dembiga ma lahayn. Saaxiibbadiisii ugu dhowaa isaga ayaa wax ka qoray iyaga oo yiri, "Dembi ma aan u aqoon. Dembi ma lahayn. Dembi kuma jirin isaga." Waxay ahaayeen niman aad u yaqaanna isaga. Ilaahay wuu cafiyey nebiyada markay dembiyadooda qirteen, laakiin Ciise wax cafis ah u ma baahnayn, waayo dembiga ma lahayn. Wuxuu awood u lahaa inuu kuwii cadawgiisa ahaa ku yiraahdo, "Midkiinnee baa dembi igu caddaynaya?" (Yooxanaa 8:46) Ma jirin mid keliya oo awooday inuu farta ku fiiqo hal dembi oo uu Ciise sameeyay. Keennee ayaa sidaas oo kale isaga difaaci kara cadaawayaashiisa? Ciise ayaa mar dembi been ah lagu soo oogay lana hor keenay xaakinkii la oran jiray Bilaatos, laakiin Bilaatos wax khalad ah waa ka waayey Ciise, markaasuu intuu faraxashay yiri, "Waan ka daahirsanahay dhiigga ninkan xaqa ah." Ma jirin nin kale oo aan dembi lahayn. Wuxuu ahaa nebiga keliya ee aan dembi lahayn. Isagu waa mid khaas ah, oo mid la barbardhigi karaana ma jiro. 


How do you see HIS CHARACTER?

He was perfect. He never once sinned. He never made a mistake, and he never needed to ask for forgiveness. Every God-fearing man must confess his sin and ask God for forgiveness. David did this, and so did Ibrahim. In fact, one prophet said that he asked forgiveness of God 70 times a day. You can search the Bible and the Qur'an, and you will give up if you try to extract a single verse that Jesus asked for forgiveness. He did not need to be forgiven, because he had no sin. His closest friends wrote about him saying, “He knew no sin. He was not guilty. There was no sin in him." They were men who knew him well. God forgave the prophets when they confessed their sins, but Jesus did not need forgiveness because they were not sinners. He was able to say to his enemies, "Which of you convicts me of sin?" (John 8:46) None of them were able to point to one sin that Jesus committed. Who can defend himself against his enemies? Jesus has a falsely accused and brought before a judge called Pilate, Pilate could find nothing wrong, and he said, "I am innocent of the blood of this righteous man." There was no other man who was without sin. He was the only sinless prophet. He is unique, and there is no one to compare with.

Sidee Baad u Aragtaa Masiixa?
10
May
Dhalashadiisii Yaabka Lahayd?
10
May
How Did Sin Enter the World?
10
May
Allah Tests Nabi Ibrahim
10
May
What do you think of Jesus' Words?
10
May
Sidee Baad U Aragtaa Magacyadiisa?
11
May
Jesus Has Made The Journey to Allah
11
May
What Do You Think of His Power?
11
May
What Do You Think of How Jesus Overcame Death?
11
May

I usually respond within 48 hours.
Please, don't forget to include your email.

Thank you!
Your message has been received!
Oops!
Something went wrong while sending the message.